Qoor Qoor oo la kulmay Dhalinyaro ka qeyb qaadatay Olalihiisa (Daawo Sawirada)

Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoor Qoor) ayaa xalay Madaxtooyada KMG ee maamulka Galmudug kulan kula qaatay dhalinyaro kasoo jeeda deegaanada kala duwan ee Galmudug. Dhalinyaradan u la kulmay Madaxweynaha ayaa u badnaa dhalinyaro si weyn uga qeyb qaadatay olalihii doorashada uu ku guuleestay waxa uuna uga mahad ceiyay dhalinyaradaasi garabkii ay ku siiyeen … Continue reading Qoor Qoor oo la kulmay Dhalinyaro ka qeyb qaadatay Olalihiisa (Daawo Sawirada)